Ladnaan Podcast

En podcast av Fatumo & Sagal

Kategorier:

63 Avsnitt

  1. # 42: Sideen caruurteena uga badbaadinaa shaashada & aaladaha elektorooniga?

    Publicerades: 2023-01-02
  2. #41: Part 3-Marxaladaha horumarinta caruurta jirta 4-5 jir

    Publicerades: 2022-12-04
  3. #40: Part 2: Marxaladaha Horumarka Koriinka Caruurta 1-3 jir

    Publicerades: 2022-11-13
  4. #39: Marxaladaha Horumarka Koriinka Carruurta, 1-3 sano jir- Part 1

    Publicerades: 2022-10-31
  5. #38: Sideen u jecleysiinaa caruurteena iskuulka

    Publicerades: 2022-09-12
  6. # 37: Sidaan caruurta ugu diyaarin leheen iskuul sanadeedka

    Publicerades: 2022-08-20
  7. # 36: Wareysi Luul oo ah social worker/social sekreterare

    Publicerades: 2022-07-10
  8. Special episode: Guur & Gayaan

    Publicerades: 2022-06-22
  9. # 35: Wareysi aan la yeelanay Kaltun - kobcinta iyo koriinka caruurta da'da yar

    Publicerades: 2022-05-31
  10. #34: Aasaaska waalidnimada

    Publicerades: 2022-05-08
  11. # 33: Dhalinyarada iyo guurka - ma u baahan nahay inaan hagno?

    Publicerades: 2022-02-15
  12. #32: Dowrka waalidka uu ka cayaaro qayimka iyo mabda'a dhalinyarada

    Publicerades: 2022-01-29
  13. #31: Sideen ugu diyaarinaa nolosha ubadkeena dhalinyarada ah?

    Publicerades: 2022-01-09
  14. #30: Maxaynu ka faa'iideysanay xalqadihii lasoo dhaafay?

    Publicerades: 2021-12-26
  15. #29: Part 2 - Maandhaye & Maandhaqe - daaweynta & ka hortaga cudurada dhimirka iyo nafsiga

    Publicerades: 2021-11-28
  16. # 28: Part 1: Maan dhaye iyo maan dhaqe, maxaad ka taqaanaa? Dhageyso wareysiga aan la yeelanay Hanna

    Publicerades: 2021-11-14
  17. #27: Dhalinyarada iyo caafimaadka maanka – wareysi aan la yeelanay Asma Dhamac

    Publicerades: 2021-10-24
  18. #26: Ubadku waa Amaano - dhageyso wareysiga aan la yeelanay Afrah Adan

    Publicerades: 2021-10-10
  19. #25: Isku xirnaanta waalidka iyo cunugiisa qaangaarka ah - Attachment between parent and adolescent

    Publicerades: 2021-09-27
  20. #24: Maxaa keenay isbedelka cunugeyga - Me and My teenage

    Publicerades: 2021-09-05

2 / 4

Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: ladnaanpodcast@gmail.com ama Instagram: @ladnaan_podcast

Visit the podcast's native language site