Ladnaan Podcast

En podcast av Fatumo & Sagal

Kategorier:

63 Avsnitt

  1. #23: Sanadguuradii 1-aad ee Ladnaan Podcast - Celebrating 1-year anniversary

    Publicerades: 2021-08-17
  2. #22: Sideen u fahamnaa caruurteena da'da qaangaarkaarka ku socota? Understanding children in middle years

    Publicerades: 2021-07-18
  3. #21: Talooyin ay nala wadaageen waalidka keligii caruurtiisa korsanaya - Advices from single parents

    Publicerades: 2021-06-27
  4. #20: Maxaa caawin kara waalidka ilmaha keligii korinaya?

    Publicerades: 2021-06-06
  5. #19: Kalgacaylka iyo xiriirka labada waalid

    Publicerades: 2021-05-16
  6. #18: Kobcinta qoyska ee bisha barkeeysan ee Ramadan

    Publicerades: 2021-04-05
  7. #17: Hooyo is daryeel si aad u daryeesho dadka mas'uuliyada kaa saaran - Mother take care of yourself

    Publicerades: 2021-03-21
  8. #16: Hooyadu waa lama huraan

    Publicerades: 2021-03-07
  9. #15: Maxaa keenaya in caruurta ay adeega bulshada ka qaadato waalidkooda?

    Publicerades: 2021-02-21
  10. #14: Wareysi hooyo Soomaaliyeed - An interview with a Somali mother

    Publicerades: 2021-02-07
  11. #13: Waalidnimada iyo qurbaha - Parenting in diaspora

    Publicerades: 2021-01-23
  12. #12: Hababka tarbiyada qeybta 1-aad - Parenting styles

    Publicerades: 2021-01-10
  13. #11: Ma jeclaan lahayd inaad habdhaqankaaga wax ka badasho?

    Publicerades: 2020-12-27
  14. #10: Gunaanad, Su'aalo iyo Jawaabo - A summary from previous episodes and Q & A

    Publicerades: 2020-12-13
  15. #09: Qeybta 2-aad - Sideen u kobcinaa maskaxda caruurteena? How can we encourage our children's brain development?

    Publicerades: 2020-11-28
  16. #08: Sideen u kobcinaa maskaxda caruurteena? How can we encourage our children's brain development?

    Publicerades: 2020-11-15
  17. #07: Sidee caafimaadka dhimirka ee waalidku u saameeyo caruurta - Mother's mental health and its effect on the child

    Publicerades: 2020-10-25
  18. #06: Sidee ayuu caafimaadka hooyada u saameeya ilmaha caloosha ku jira? Mother’s health and its effect on the fetus

    Publicerades: 2020-10-11
  19. #05: Waxaan ka jawaabeynaa su'aalo ka timid dhagaystayaasheena - Questions from our listeners

    Publicerades: 2020-09-27
  20. #4: Dowrkee buu jaceylka ka cayaaraa waalidnimada? - What has love to do with parenting?

    Publicerades: 2020-09-13

3 / 4

Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refid=stprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: ladnaanpodcast@gmail.com ama Instagram: @ladnaan_podcast

Visit the podcast's native language site