#34: Aasaaska waalidnimada
Ladnaan Podcast - En podcast av Fatumo & Sagal
![](https://is1-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts221/v4/72/c8/ab/72c8ab9f-5537-1fec-5764-f3ad1d8f3b7c/mza_15253098650136518522.jpg/300x300bb-75.jpg)
Kategorier:
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Waxaan horay xalqadeenii 3-aad uga hadalnay aasaaska tarbiyada oo aan ku tilmaamnay inay tahay: Inaan soo saarno jiil kalsooni leh, aamin ah, nafta xakamin kara, isku filan, jaceeyl u qaba waalidka iyo dadka kaleba. Haddaba maanta waxaan dib ugu noqonaynaa xalqadaa oo aanu u gudagalno aasaaska tarbiyada. Heesta horudhaca iyo dhamaadkaba waxaan iskaleh Maslax Mideeye. Waa heesta Hiil loogu wado naafada. Maslax Youtube ki...